Ka qayb qaado Dhismaha Misaajidka Al-Raxman, ee Magaalada Cabudwaaq oo in mudo ah Qabyo aha Daawo Codsiga Culumada.

Maamulka Misaajidka Cabudwaaq iyo Culumada ku nool Dagmada Cabudwaaq  ee gacanta ku haya Dhismaha Misaajidka ugu weyn dagmada Cabudwaaq  ee Al-RAXMAN ayaa waxay Codsi u direen dhamaan umada Muslimka ah ee elehay Hantida siyay meelkasta ha jogaane    in ay  ka qayb qataan dhisamaha Misaajidka ugu weyn Dagmada Cabudwaaq oo in mudo ah  qaybo aha.

Hadaba si aad u dhisato gurigaga Aqiro ka qayb qado  Dhismaha Misaajidka Al-raxma ee Dagmada Cabudwaaq waxaadna  Sadaqaysan karta  1$ iyo wixi ka badan  ninba awoodisa  ma ahan in aad la gaabato hadi adan heli karin lacaag badan.

Waxa lacagtaas lagu soo Hagaajin kara  Macalin Nuur Xirsi Siyaad iyo Ismaciil Dabcasaar adigo ku soo diraya Acounti  Number ka ah

Acount Numbre………GLK D001213   Dahab Shiil Cabudwaaq

Waxaad sido kale kala soo Xariri kartaan  Tel: 00252615496971   ama   252615500038

HOOS KA DAAWO SIDA AY U DHIBAN YIHIIN DADKI KU CIBADAYSAN LAHA MISAAJIDKA  CABUDWAAQ

Bashiir Nadara iyo Mahad Xasan Diini

Cabudwaaq-Somalia

0 Comments



You can be the first one to leave a comment.

Leave a Comment



five − = 2