Major news agencies throughout the world have reported the flash floods in Somali. The recent floods in Somalia is said to have claimed many lives and displaced thousands more. The flood water has also caused an increase in the number of waterborne diseases such as cholera”. The main rainy season of Somalia, ” Gu”, began [...]
Recent Articles
Fariin muhiim ah oo ku socota Qurbo-joogta waqooyiga Galguduud
Asc, walaalayaal sida degaanada kale ee soomaaliya qurba joogto mar walba iyagaa saldhig u ah horumarka ay bulshadu gaartay guud ahaan.haddaba walaalayaal maamul cusub ayaa laga sameeyey degaanada waqooyiga galguguud,waxaana na horyaala hawlo aad u badan oo ay nabadgalyadu koow ka tahay, iyo arrinta biyaha magaalada fariistay oo ah dhibaato aan loo sii diyaargaroobin aadna [...]
Sawirka muuqaalka isbitaalka dhimirka Caabud-waaq.
Muqaalka isbitaalka dhimirka Caabud-waaq
Dhagax dhigii isbitaalka dhimarka Caabud-waaq.
Dhagax dhigii isbitaalka dhimirka Caabud-waaq.
Ka qayb qaado Dhismaha Misaajidka Al-Raxman, ee Magaalada Cabudwaaq oo in mudo ah Qabyo aha Daawo Codsiga Culumada.
Maamulka Misaajidka Cabudwaaq iyo Culumada ku nool Dagmada Cabudwaaq ee gacanta ku haya Dhismaha Misaajidka ugu weyn dagmada Cabudwaaq

